DEG-DEG:Dagaal xoogan oo hadda ka socda Ceel-hareeri ee Gobolka Hiiraan.
Dagaal qaraar oo la isku adeegsanayo Madaafiic iyo rasaas xoogan ayaa hada kasocda magaalada Ceel-hareeri oo Maal Mahaan Isku Hor fadhiyeen Kooxda Khawarijta AS iyo Macawiisleeyda Beesha Xawaadle.
Dagaalkaan oo socda ku dhowaad nus saac ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamada Macawiisleeyda Beesha Xawaadle iyo Khawaariijta Naf lacaarigga As.
Lama oga wali qasaaraha uu geeystay dagaalka madaama uu wali dagaalka socdo.
Wixii ku soo kordha kala soco radiohalgan.com