Close Menu
    What's Hot

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » DEG DEG: Xiisad ka taagan Baarlamaanka Soomaaliya

    DEG DEG: Xiisad ka taagan Baarlamaanka Soomaaliya

    By radiohalgan.comMarch 4, 20261 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    🚨 DEG DEG: Xiisad ka taagan Baarlamaanka Soomaaliya

    Guddoonka Golaha Shacabka ayaa maanta qorsheynaya in la ansixiyo Cutubyada 4-aad iyo 13-aad ee Dastuurka, kuwaas oo qayb ka ah isbeddelka dastuurka ee ay waddo Dowladda Federaalka. Tallaabadan ayaa imanaysa iyadoo ay si adag uga soo horjeedaan xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah mucaaradka.

    Xildhibaano mucaarad ah oo dhowaan laga saaray fadhiyada kadib 12 kulan oo ganaax ah ayaa isku dayay inay maanta tagaan xarunta Golaha Shacabka, balse waxaa la sheegay in ciidamada ammaanka ay hor istaageen maadaama liiskooda wali uu gacanta ku hayo ammaanku.

    Dhanka kale, dowladda ayaa ciidamo dheeraad ah geysay xarunta Baarlamaanka, iyadoo la qorsheynayo in maanta la dhammeystiro doodda iyo ansixinta cutubyada dastuurka ee muddooyinkii dambe muranka xooggan dhaliyay.

    Si kastaba, su’aasha ugu weyn ee ay dad badan is weydiinayaan ma aha oo kaliya in dastuurka la ansixin doono, balse waa:

    Haddii la ansixiyo, ma dhaqan geli doonaa? Halkee se si dhab ah uga shaqeyn doonaa?

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.