Magacaabis kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Isboortiga Mudane Mohamed Aynte ayaa lagu Magacaabay Gudoomiyaha Degmada Halgan Ee Dowladda Hirshabelle. Mr Yaasiin Jirde Deelaal oo ah hormuud Dhallinyaradda Reer Halgan
22 JUN 2024, JOWHAR:
**Dhamaad**