Degdeg | Warshadaha sifaynta shidaalka ee Haifa oo howl gab noqotay ka dib weerarkii Iran.
Kooxda Bazan ee fadhigeedu yahay Haifa ayaa sheegtay in salddhigga korontada oo soo saara uumiga iyo tamarta si weyn loo burburiyay kadib weerar ay Iran ku qaaday.
Waxay intaas ku dartay in dhamaan xarumihii sifaynta shidaalka la xiray weerarka kadib, tan ayaa dhaqaale sababi doonta dhaqaale burbur iyo bubanti la’aanta shidaalka iyo korantada guud ahaan Israel.