DEG DEG Wararka laga helayo Israa’iil ayaa xaqiijinayay Bur burka kayimid Goobihii laduqeeyay.
9 dhismo oo ku yaal magaalada Ramat Gan, oo u dhow Tel Aviv, si buuxda u burbureen kadib weerar gantaallo ballistic ah oo ay qaaday Iiraan.
📸 Sawirro laga soo qaaday goobta ayaa muujinaya:
lBurbur ballaaran oo aan horey looga arag gudaha Israa’iil.
Dhismooyin dabaqyo badan leh oo si buuxda u dumay.
Guryo, goobo ganacsi, iyo xarumo dadweyne oo la mid ah burburka.