AUN Taliyahii Guutada 26-aad, qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka G/Sare Cabdiraxmaan Xujaale oo Maal Mahaan xogge Hoose sheegayen in Loo magacaabi Rabay Qeeybta 27-AAD ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Waxaa Maanta dhabarka,iyo madaxa ka atoogtay Askari Ka tirsan Ciidankiisa Taliye xijaale AUN
Wuxuu ahaa Geesi Dagaal yahaan ah in badana Dagaalo la galay Kooxda Khawaarijta AS.
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN.