Dab xoogan ayaa goor dhow ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha
Sida wararku sheegayaan dabkaan ayaa qabsaday dukaamo iyo bakhaaro ku yaala qeybta daawada.
Waxaa socda gurmad la doonayo in dabka lagu damiyo lamana oga waxa sababay in dabkaan uu kaco.
Wixii kusoo kordhan halkaan kala soco haddii Eebbe idmo