Dowladda Suudaan ayaa u soo gudbisay dowladda Soomaaliya cabasho ka dhan ah maamulka Punalnd oo taageero u fidiyay kooxda RSF ee dagaalka ka wada dalkaasi. Kaalinta Puntland ayaa ah wado kooxda lagu gaarsiiyo gudmadyo kale duwan maadaama Dekada iyo garoonka Boosaaso uu Imaaraadku maamulo. Inkastoo Puntalnd iska fogaysay sheegashadaas.
Hadaba su’aashu waxa ay tahay dowladu howshaas majoojin kartaa?