Gudoomiye Abdullahi Maalin Sufuroow oo ah shaqsi loogga bartay siyaasadda aamusnaanta ah ayaa caawa siyaasad kalle la soo baxay.
Sufuroow oo hadalkiisa wata ayaa si kidis ah waxa ka soo dhax gallay Yahye Ali Hareri oo la sheego inuu yahay LA Taliyaha Madaxweynaha Hirshabelle.
Gudoomiye Sufuroow ayaa ku yiri yar-ka Aamus igana raali noqo meel aad ka tirsan-tahay ma garanaayo adiga oo Hall-ka nalla jooga uun Baan arkaaye horta maxaad aheyd adiga oo iga raaliya.
Waxaa is waallay markii Banaan-ka loo soo baxay Yahye Ali Hareri waxa uuna ku dhahay waxaan ahay Milkiilaha Dowladda, afkiisa intaa marka ay ka soo baxeysay indha ayaa loo geliyay dharbaaxo.
Liban Qoono