Ruusha oo sharcidaro ku tilmaamay weerarrada Israa’iil ay ku qaaday Iran.
Wasaaradda arrimaha dibadda Ruushka Weerarrada Israa’iil ku qaaday xarumaha nukliyeerka ee nabadeed ee Iiraan waa kuwo sharci darro ah.
Talaabadan waxay dunida u riixayaan masiibo nukliyeer ah.
Dowladda Ruushka waxa ay aminsan tahay in xal looga gaari khilaafka Iran iyo Israa’iil uu yahay wadahadalo diblomaasiyadeed.