Dawladaha Pakistan iyo Hindiya ayaa ku dhawaaqay inay gaareen heshiis xabadjoojin deg deg ah
Mas’uuliyiin u hadlay labada dawladood ayaa sheegay in sidoo kale uu bilaabanayo wada hadal labada dhinac ah
M/weynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in madaxda Pakistan iyo Hindiya ay ka aqbaleen inay xabadda deg deg u joojiyaan wada hadalna u bilaabaan
Wixii kusoo kordha halkaan kala soco haddii Eeebbe idmo