Magaalada Burco waxaa maanta ka socda bannaanbax Xoogan oo lagaga soo horjeedo Maxaabiis la sheegay in la sii danaynayo 18 may kuwaas Maalmihii la soo dhaafay baraha bulshada lagu qorayay balse aanay xukumadu Cadayn.
Dhalinyaradan banaanbaxaya ayaa sidoo kale ku doodan hadii Faysal Cabdi Bootaan iyo Ciidan kale xidhan yihiin in aan la sii dayn Maxabiista xidhan ee laga soo qabtay Beriga Sool Wakhtigii dagaalka.
Bannaanbaxan ayaa sababay burburka gaadiid dawladeed iyo khasaare kale oo ka dhashay Mudaharaadkan