7 Gaari oo ku wajahnaa Gaalkacyo kana baxay Xamar ayaa Shabeellaha dhaxe lagu af-duubtay.
7-da Gaari iyo dadkii saarnaa gaadiidka oo gaaraya 130 qof ayaa hadda ku xayiran inta u dhaxeysa Wargaadhi iyo Cad-cadey.
Dhanka kale Maleeshiyaadka af-duubka gaadiidka u geysatay ayaa sheegaya sababta gaadiidka iyo dadkaba u af-duubteen inay tahay in iyagana Gaadiid looga dhacay Matabaan.