Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

    May 9, 2025

    DEG DEG Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo Muqdisho ka dhacay

    May 9, 2025

    DEG-DEG: Madaxtooyada Beledweyne ayaa waxaa goor dhow la wareegay

    May 9, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo Muqdisho ka dhacay

      May 9, 2025

      DEG-DEG: Madaxtooyada Beledweyne ayaa waxaa goor dhow la wareegay

      May 9, 2025

      Da’idda roobka gu’ga ee sannadkaan oo ka duwan saadaashii horay loo qabay.

      May 8, 2025

      DEG DEG Ciidamada Amaanka Baladweyne ayaa Goordhow toogtay Nin As Aha

      May 7, 2025

      Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

      May 9, 2025

      Pakistaan oo ku hanjabtay in ay Hindiya ka aargudan doonto

      May 8, 2025

      Turkiga oo hawadiisa u diiday dayuurad siday Madaxweynaha Israel

      May 5, 2025

      Heyadda WHO oo qarka u saaran in albaabada loo laabo

      May 3, 2025

      DEG DEG Madaweyne Traoré oo qaaday talaabo kale oo cajiib ah

      May 6, 2025

      DEG DEG Itoobiya ayaa kamid noqotey Wadamada ugu kobaca dhaqaalaha

      May 5, 2025

      Muwadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika

      April 25, 2025

      Guddoomiye Aadan Madoobe “Jamhuuriyadda Jabuuti waxa ay noqotay walaal karti badan oo nagu garab istaagtay Dowlad dhiska burburkii kadib”.

      November 2, 2024

      Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

      May 9, 2025

      DEG DEG Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo Muqdisho ka dhacay

      May 9, 2025

      DEG-DEG: Madaxtooyada Beledweyne ayaa waxaa goor dhow la wareegay

      May 9, 2025

      Pakistaan oo ku hanjabtay in ay Hindiya ka aargudan doonto

      May 8, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » DEG-DEG: Madaxtooyada Beledweyne ayaa waxaa goor dhow la wareegay

    DEG-DEG: Madaxtooyada Beledweyne ayaa waxaa goor dhow la wareegay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 9, 20251 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    DEG-DEG: Madaxtooyada Magaalada Beledweyne ayaa waxaa goor dhow la wareegay saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyahii hore ee Gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax.

     

    Xubnaha caawa qabsaday madaxtooyada & xafiisyada maamulka ayaa ujeeddadoodu tahay raadinta xuquuqda dastuuriga ah ee Gobollada Hiiraan & Shabeellaha Sare, waxa uuna qorshuhu yahay in ay ku dhawaaqaan halgan Umadeed oo Labada gobol kaga baxeyaan Hirshabeelle.

     

    Berri ayaa la qorsheynayaa in siyaasiga Cabdifataax Afrax & saraakiishu ay si rasmi ah u qabtaan shir jaraa’id oo quseeya Xuquuqda dastuuriga baadi goobka labada Gobol ee Hiiraan & Shabeellaha Sare.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

    May 9, 2025

    DEG DEG Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo Muqdisho ka dhacay

    May 9, 2025

    Pakistaan oo ku hanjabtay in ay Hindiya ka aargudan doonto

    May 8, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

    May 9, 2025

    DEG DEG Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo Muqdisho ka dhacay

    May 9, 2025

    DEG-DEG: Madaxtooyada Beledweyne ayaa waxaa goor dhow la wareegay

    May 9, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.