Wararka laga helayo degmada moqokori ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo katirsan Alshabaab ay gudaha u galeen magaalada halkaas oo tan iyo saaka ay kasocdeen dagaallo xoogan iyo qaraxyo ismiidaamin ah.
Dawladda Soomaaliya ayaan ilaa hada war rasmi ah kasoo saarin xaalada moqokori xilli dowladda ay waddo qorshe ay ciidanka haramcad ugu daad guureyneyso deegaanada puntland oo arimo siyaasadeed kataaganyihiin.