Kooxda AS ayaa si rasmi ah ula wareegtay kadib dagaal xooggan oo saaka ka dhacay duleedka magaalada sida ay ilo kala duwan ku warrameen.
Dhinaca kale,kooxda AS ayaa sheegatay in ay la wareegtay Maxaas.
Wax war ah lagama hayo maamulka Hirshabelle iyo dowladda federaalka ilaa iyo imminka.