Koox hubeysan ayaa caawa degmada Afgooye waxaa ay ku dileen Maxamed Shariif Xaajiyoow (Maahi).
Kooxda dilka geysatay ayaa goobta ka baxsatay, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.
Ma jirto weli talaabo ay qaadeen taliyeyaasha degmada Afgooye ka howlgala .
Yaa qaaadayo dayaca amni ee ka jirta degmada Afgooye, aaway taliyihii dhawaan sheegayay in wax laga qaban doono amniga degmada Afgooye?.
Aaway maamulka gobolka Shabeelada Hoose?.