Israa’iili oo ku dhawaaqday in ay gashay xaalad deg deg ah.
Channel 12 oo baahiyay warbixintan ayaa lagu sheegay in dadweynaha aysan ka soo bixi karin goobaha gabbaadka u ah illaa 30 bisha June.
Sidoo kale waxaa la joojiyay isku socodka dad weynaha iyadoo la diyaarin doonaa hab -raac dadka lagu gaarsiinayo waxyaabaha ay u baahanyihiin oo adeegga caafimaadka iyo cunada ay ka mid tahay inta ay ku jiraan goobaha gabbaadka.
.