Iran oo soo ridday 44 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil
horIiraan oo sheegtay inay soo ridday 44 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil
Taliyaha Ciidamada Ilaalada Xadka, Axmed Goudarzi, ayaa ku dhawaaqay in lasoo riday oo la burburiyay 44 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ah iyo diyaarad yar, sida laga soo xigtay warka ay baahisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee Iiraan (IRNA).
Goudarzi ayaa sheegay in diyaaradaha aan duuliyaha ahayn la ogaaday mar ay isku dayeen inay galaan hawada Iiraan, isagoo u mahadceliyay ilaalada xadka.