Iran oo ku dhawaaqday in ay ka baxday wadadii diblomaasiyadda.
Wasiirka arrimaha dibadda Iran, Abbas Araghchi ayaa sheegay inay Iran , ka leexatay waddada diblomaasiyadda
Iran waxa ay isku diyaarinaysaa in ay ka hortagto cadowgeeda, isagoo intaa ku daray in Iran ay diyaar u ahayd inay wadahadallo cusub la furto Mareykanka si loo xalliyo khilaafaadka u dhaxeeyo Iran iyo Mareykanka,
Wasiirka ayaa warkiisa ku soo gabagabeeyay weerarrada Israa’iil , waxay nagu qasbeen in an ka leexano waddada diblomaasiyadda.”