Iran oo Diyaarsatay Hubkii ay ku weerari laheyn Mareykanka.
Sida uu baahiyay wargeyska New York Times
Dowladda Iran ayaa diyaarisay gantaallo iyo qalab militari si ay u weerarto saldhigyada Mareykanka ee Bariga Dhexe haddii Mareykanka uu weerar ku soo qaado.
Arinta ay imaaneysaa Xili Mareykanka uu isku diyaarinaayo in weeraro Iran.