Muqdisho(Radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleeno magaalada Muqdisho ayaa tibaaxayo in Gudoomiyihii Xisbiga Daldhis Abdirahman Adow iyo Cabdalle Cabdalle ayaa hadda Xabsiga laga sii deyay Dadal dheer kadib.
Kadib markii la xiray Maanta Guddoomiyaha Xisbiga Daldhis Mudane Abdirahman Hussein Adow.
Warar hoos eey heshay Radiohalgan.com ayaa shagay in uu ka Damiintay Hotel Cabdalle Cabdalle oo NISA ku raad joogeen, hase ahaatee waxaa hadda Xuriyadii dub u helay Dr Adow iyo Cabdalle Cabdalle.
Ugu Danbeentii Gudoomiye Adow ayaa ahay Sxb u dhow Bahada radio Halgan Waa ilaah mahadii in dib u helo Xuriyadiis.
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Radiohalgan.com