Waxaa Hadda Guddaha Magaladda Beledweyn Lagu Dilay Gabar Ganacsato ah Waxana Dilkaas geeystay Askari Nabad-sugidda ah
AUN marxuumadda La dilay Ayaa “Shaah ku Karin jirtay Xeradda Daraawiishta Beledweyne Waxeeyna Halkaas “Masaruuf, ugga Raadin jirtay Qooys ay Hooyo Iyo Aabe u Aheeyd (Caruur Agoon ah).
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN.