: Iiran waxay dhulka dhigtay Diyaarad Kale oo F-35 Jet ah, taasoo Israel leedahay, waa diyaaradii labaad oo saacad gudaheed dhulka la dhigo.
Nidaamka Difaaca cirka ee Iiraan ayaa wacdaro muujiyey, Tani waxay Iiraan ka dhigaysaa Quwad aan la dhayalsan karin oo Bariga Dhexe taala.
In sidaas loo daadiyo wixii ugu weynaa ee Maraykanku ku faani jirey wax sahlan kama ah fagaarayaasha muruq tuujiska iyo bandhigyada Awoodaha.
-Daljir Media