Dagaal xoogan ayaa ka socda Deegaanka Gumare ee Degmada Moqokori.
Dagaalkaan ayaa yimid kadib Markii Kooxda AS ay Weerar qaraxyo ku Bilowday kusoo Qaadeen Ciidamada Deegaanka iyo Kuwa Xooga dalka oo isku Diyaarinaayay ineey Weeraraan Kooxdaan Diidan Nabada.
Dagaalka wuu socdaa Waana Guulaysanaynaa Hadii Alle idmo.