Ciidamada Deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa saakay weerar culus ku qaaday deegaanka Aboorey oo hoos taga degmada Buuloburde, halkaas oo lagu beegsaday dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta.
Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa in labo jiho ay ka weerareen Khawaarijta oo isku uruursanaysay aagga Aboorey, isla markaana uu halkaas weli ka socda howlgalka baacsiga cadowga As ah.
Faahfaahinta howlgalka Aboorey oo dhameystran goordhow kala soco Warbaahinta radiohalgan.com