DEG DEG: Magaaladda Baydhabo ee Xarunta KMG Maamulka Koonfur Galbeed Waxaa hadda ka qarxay Dagaal u dhaxeeya Ciidamadda Koonfur Galbeed Iyo Ciidamadda Mucaaradka ee la magac baxay badbaadada Koonfur Galbeed
Dagaalka ayaa ka bilowday dhinaca suuqa xoolaha Waxaana la maqlayaa rasaas aad xoogan
Labadda dhinac ayaa isku adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan lama oga qasaaraha ka dhashay Dagaalka hadda socda
Wixii ka soo kordha kala soco

