Close Menu
    What's Hot

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

      March 7, 2026

      DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

      March 7, 2026

      14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

      March 4, 2026

      Maxaa ka jira in Booliska Soomaaliya lacag kaash ah ku qabteen Axmed Hurre?

      March 4, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

      March 7, 2026

      DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

      March 7, 2026

      14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

      March 4, 2026

      Maxaa ka jira in Booliska Soomaaliya lacag kaash ah ku qabteen Axmed Hurre?

      March 4, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» DEG DEG:- Daawo:- Kacdoon bulshada oo dadka ree Beledweyne sameeyeen goordhow ayeey cagta mariyeen dhowr Isbaaro (Jidgooyo) oo aay dhigteen maleeshiyaad hubeysan oo aay dhigteen Beledweyne

    DEG DEG:- Daawo:- Kacdoon bulshada oo dadka ree Beledweyne sameeyeen goordhow ayeey cagta mariyeen dhowr Isbaaro (Jidgooyo) oo aay dhigteen maleeshiyaad hubeysan oo aay dhigteen Beledweyne

    By radiohalgan.comApril 10, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Beledweyne(Radiohalgan.com)-Waraarkii ugu Dambeeyay ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan Kacdoon bulshada oo dadka ree Beledweyne sameeyeen goordhow ayeey cagta mariyeen dhowr Isbaaro (Jidgooyo) oo aay dhigteen maleeshiyaad hubeysan oo aay abaabuleen koox qas wadayaal ah oo Beledweyne ku sugan.

    Culimo Odayaal iyo qeybaha bulshada ayaa hoggaaminayay kacdoonkaasi waxa aayna Dab qabsiiyeen dhowr dhismo oo Isbaaro u aheyd kooxdaasi dadka Masaafurka ah ku dhibaan dilaan isla markaana ku dhacaa Beledweyne.

    Tallaabadan ayaa timid kaddib markii uu maanta Masjidka Al-Nuur ee Beledweyne ee Beledweyne uu khudbad ka jeediyay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye uu bulshada ugu baaqay in aay iska kiciyaan burcadka hugan shaarka maamulka beenta ah ee masaafurka iyo dadka ree Beledweyne dhibka ku haaya.

    Bulshada Beledweyne ayaa qaatir ka taagan Shaqsiyaad sheegtay magaca Hiiraan State oo abaabulay kooxo hubeysay si aay Isbaaro u dhigtaan Beledweyne isla markaana dhibaatooyin kala duwan u geesta bulshada Beledweyne,balse waxaa hadda muuqata baraarur bulsho oo maanta biloowday

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Daawo:- Maamulka MW: Ht. Mudane Coloow Oo Shacabka Reer Baladweyne Salaada Ciida Kula Tukaday

    April 10, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.