Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» DEG-DEG: Anthony Martial Oo Uu Soo Gaadhay Dhaawac Soo Afjaraya Waayihiisa Ciyaareed Ee Manchester United

    DEG-DEG: Anthony Martial Oo Uu Soo Gaadhay Dhaawac Soo Afjaraya Waayihiisa Ciyaareed Ee Manchester United

    By radiohalgan.comJanuary 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Weeraryahanka reer France ee Anthony Martial ayay uga dhamaatay Manchester United, kaddib dhaawac culus oo soo gaadhay oo sababay in lagu sameeyo qalliin, sida ay shaacisay kooxdiisa Red Devils oo war-saxaafadeed soo saartay.

    Martial ayaa lagaga sameeyey qalliin muruqa sarcanta, waxaana uu 28 jirkani jiifi doonaa muddo saddex illaa afar bilood ah, taas oo ka dhigan in aanu fursad u haysanin in uu dib ugu soo laabto kooxdiisa inta ka hadhay xilli-ciyaareedkan.

    Weeraryahankan oo qandaraaskiisa Manchester United uu ku egyahay dhamaadka xilli-ciyaareedkan, isla markaana la filayo in aan loo cusboonaysiin doonin ayaa hore uga maqnaa kooxdiisa lixdii toddobaad ee ugu dambeeyey, waxaana markii hore la sheegay inuu xanuunsanayo, halka wakiilkiisu uu toddobaadkii hore xaqiijiyey in qalliin lagu samayn doono.

    Warbaahinta Ingiriiska ayaa sheegaysa, in ay suurtogal tahay, in Anthony Martial uu taam u noqon doono ciyaarta Chelsea ee April 1, laakiin warar kale ayaa tibaaxaya in ay aad u adag tahay in laacibkani uu kusoo laabto garoomada waqtigaas marka la eego xaaladdiisa jidheed iyo dhaawacyada uu deriska la ahaa sannadihii ugu dambeeyey.

    United ayaa haysata dookh hal sano ah oo ay ku kordhin karayso qandaraaska Anthony Martial, laakiin saddexdii sannadood ee ugu dambeeyey oo ay ciyaartiisa hoos u rideen dhaawacyo ayaa ku qasbay kooxda in ay iska dirto laacibkan.

    Martial ayaa 19 gool oo kaliya u dhaliyey Manchester United tan iyo bilowga xilli-ciyaareedkii 2019-20, halka 62 kulan oo dhamaan tartamada ah oo xilli-ciyaareedkii tegay ay dheeshay United uu kaliya kasoo muuqday 28 ka mid ah.

    Sannadkii 2015 ayay Manchester United kaga soo iibsatay Anthony Martial kooxda Monaco lacag dhan Β£36 milyan oo Gini, waxayse lacagtaasi markii dambe gaadhay Β£58 milyan oo Gini.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024

    Luis Enrique: Dagaal Ayaa Ka Dhici Doona Barcelona.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.