Warar aani helayno ayaa sheegaya in ciidanka dawladda iyo kuwa degaanka ay iskaga baxeen degaanka Tardo oo ka tirsan gobolka Hiiraan.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in maleeshiyo AS ka tirsan ay mar gudaha u galeen degaanka inkastoo aan la xaqiijin karin inay ku suganyihiin iyo in kale
Gudoomiyaha Tardo Cismaan Xasan Guure ayaa xaqiiiiyay inay ka baxeen degaanka.
Wixii kusoo kordha halkaan kala soco