Wararka aan ka heleeno Magaalada Beledweyne ee Xaruunta Gobolka hiiraan ayaa waxaa goor dhow ka bilowday dagaal , kaas oo laga maqlayo jug culus iyo hubka noocyadiisa kala duwan. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in dagaalku ka socdo duleedka Xaafada Buundo-weyn.
Waxii soo kordho halkaan Kala socu.

