Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Dayax gacmeed la filayo inuu dhulka ku soo dhaco

    Dayax gacmeed la filayo inuu dhulka ku soo dhaco

    By radiohalgan.comFebruary 22, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email
    ERS-2 wuxuu ahaa qalab aad casri u ah markii la bilaabay 1995, kaasoo tiknoloojiyada uu isticmaalo ay ahayd mid hadda si joogto ah loo isticmaalo si loola socdo meeraha.

    Si tartiib ah ayuu dayax gacmeedkaas hoos ugu soo dhacayay tan iyo markii la soo afjaray shaqadiisa 2011, waxaana la filayaa in maanta uu soo galo koonka.

    Wakaaladda hawada sare ee Yurub (Esa) ayaa sheegtay in inta badan dayax gacmeedka labada tan ah uu ku guban doono hawada inta uusan dhulka ku dhicin.

    Waa suurtogal in qaybo kale oo adag ay u adkeysan karaan kulaylka xooggan ee ka dhasha xawaaraha sare, laakiin fursadaha jajabyadani ay ku soo gaari karaan meelaha dadku ku badan yahay oo ay waxyeello u geysan karaan ayaa ah kuwo yar.

    Waxay ku soo dhici karaan meel kasta oo adduunka ka mid ah, laakiin maadaama inta badan oogada dhulka ay qariyeen bado, wixii haraaga ah ee ka badbaada dusha sare waxay u badan tahay inay ku dhacaan badda.

    “Waxaa mudan in la iftiimiyo in mid ka mid ah walxaha laga yaabo in ay dib u soo galaan koonka aysan ahayn shucaac ama sun,” ayuu yiri Mirko Albani oo ka socda Waaxda koonkan ee hay’adda Yurub u qaabilsan hawada sare.

    Wakaaladdu waxay sagaashamaadkii soo saartay laba dayax-gacmeed oo aad isugu eg ,(ERS). Waxay ahaayeen kuwii xilligaas ugu casrisanaa, waxayna awood u lahaayeeninay la socdaan isbeddelada dhulka, badaha iyo hawada.

    Waxay la socdeen daadadka, waxayna qiyaas ku samaynayeen heerkulka qaaradaha iyo dusha sare ee badda. ERS-2 wuxu si gaar ah awood ugu lahaa inuu qiyaaso dahaarka koonka ku gadaaman ee Ozone layer.

    ERS-2 ayaa markii hore la dhigay meel dhulka ka sarraysa 780 Km, injineerradana waxay istucmaaleen shidaalkii ugu dambeeyey 2011, ayagoo hoos u soo dhigay 570Km. Waxaa la filayey in atmosfeerka sare uu hoos u soo jiidi doono muddo 15 sano ah ilaa ay ka burburaan.

    Waxaa adag in la sii saadaaliyo goorta iyo meesha uu ku soo dhacayo. In badan waxay ku xiran yihiin cufnaanta atmosfeerka sare, taana waxaa saamayn ku leh dhaqdhaqaaqa qorraxda.

    Laakin waxay culimadu sheegayaan in dib u soo gelidda dayax gacmeedka ay u dhaxayso 82 darajo oo waqooyi iyo koofur ah.

    Khubarada baaritaanka burburka u qaabilsan ESA waxay qiyaasayaan in inta badan burburka ERS-2 dusha sare ee koonka ay muddo ku nagaan doonaan. Burburka saamaynta ku yeelan doona koonka waxaa ku jira qalabka ku rakiban gudaha dayax gacmeedka, qaybaha biraha ka samaysan qaarkood, iyo taangiyada cadaadiska.

    Waxaa kale oo iyagana muddo badbaadi kara anteenada iyo qalabka radarka, ayadoo radarku ka samaysan yahay qalab ka samaysan maadada Carbon-Fibre, taasoo u adkaysan karta atmosferka ku gadaaman dunida.

    Todobaadkii hore ayaa Secure World Foundation oo ah koox u ololaysa isticmaalaka waara ee hawada sare iyo LeoLabs oo ah shirkad Maraykan ah oo la socota qashinka hawada sare looga soo tago waxay soo saareen qoraal ay kaga hadlayaan baahid aloo qabo in si wanaagsan loo qubo qalabka hawada sare looga soo tago.

    β€œwaxay sheegeen in β€œsii badashada qalabka looga soo tago hawada sare ee aan dhulka ka fogeyn uu weli yahay mid aysan waxba iska beddelin, 28% qalabka aan weli burburin ayaa hawada sare looga soo tagayey tan iyo billowgii qarnigan”

    ISH WARARKA BBC

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.