Close Menu
    What's Hot

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

    January 31, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026

      Madaxdii Jigjiga booqatay oo isugu tagtay Shabeelley.

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Darawal Soomaali ah oo lagu dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay dalka Koonfurta Suudaan

    Darawal Soomaali ah oo lagu dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay dalka Koonfurta Suudaan

    By radiohalgan.comMarch 13, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Muwaadin Soomaaliyeed oo Darawalnimada uga shaqeynsan jiray dalka Koonfurta Suudaan, ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo ay kooxo hubeysan ku qaadeen gobolka Jonglei eeΒ  KoonfurtaΒ  Sudan.

    Elizabeth Nyadak John, oo ah wasiirkaΒ  warfaafinta ee gobolka, ayaa sheegtay in muwaadinka Soomaaliyeed ee la dilay uu kamid ahaa kolonyo gaadiid ah oo raashin gargaar ah u waday degmada Uror oo ku taal Gobolka Jonglei.

    β€œKolonyo 10 baabuur ah ayaa ka baxay caasimadda gobolka Bor si ay raashin gargaar ah u gaarsiiyaan waqooyiga gobolka. Nasiib darro, 10-kii baabuur ee ugu dambeeyay ayaa lagu bartilmaameedsaday Duk Panyang Payam oo ay weerareen kooxihii weerarka geystay, darawalkiina waxaa lagu toogtay isla goobta ,” ayay tiri Elizabeth Nyadak John.

    Wasiir Nyadak ayaa dhaleeceeysay dhacdadan, waxayna sheegtay in weerarka uu ahaa mid qorsheysan oo lagu doonayay in lagu hor istaago raashin la gaarsiin lahaa dadka tabaalaysan.

    β€œGawaarida xamuulka ah lama dhicin sida xogta aan ku hayno. Waxay beegsadeen gaarigii ugu dambeeyay ee siday raashinka WFP iyagoo rasaas ku furay gaariga kadibna madaxa ayay ka toogteen darawalkii, ayay hadalkeeda ku dartay.

    “Sababta waxaan uga shakisannahay inay tahay in aysan doonayn dadkayaga soo laabtay ee ka soo laabtay Suudaan iyo Itoobiya inay helaan cunto,” ayay raacisay hadalkeeda.

    Guddoomiyaha gobolka Duk, Peter Latjor Chuol ayaa sidoo kale xaqiijiyay dhacdadan, wuxuuna sheegay in aaan wali la aaasin meydka darawalkii la dilay.

    Soomaali badan ayaa dalka Koonfurta Suudaan uga shaqeysta shaqooyinka darawalnimada gaadiidka xamuulka qaada. Weli safaaraadda Soomaaliya ee Koonfurta Suudaan war rasmi ah kamasoo saarin dilka muwaadinka Soomaaliyeed.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

    January 31, 2026

    Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

    April 10, 2024

    Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

    April 9, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

    January 31, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.