Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Dagaalka DF iyo Puntland oo meel xun gaaray, kadib arrin maanta dhacday

    Dagaalka DF iyo Puntland oo meel xun gaaray, kadib arrin maanta dhacday

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comSeptember 14, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dagaalka siyaasadeed ee haatan u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo Puntland ayaa kasii daray, kaas oo saameeyay wada-shaqeyntii iyo xiriirkii magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe oo gebi ahaanba meesha ka baxay.

    Kala tega dowladda dhexe iyo maamulka Puntland ayaa sii kala fogeeyay arrimo badan oo muhii ah, wuxuuna uga sii daray xaaladda guu ee dalka.

    Dagaalka haatan wuxuu gaaray meeshii ugu xumaa, waxaana kusoo biirtay warbaahinta dowladda oo si la yaableh uga hadashay shir xasaasi ah oo xalay madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ay ku yeesheen waqooyiga magaalada Gaalkacyo ew xarunta gobolka Mudug.

    Shirka labada maamul ayaa waxaa si gaar ah looga hadlay iskaashiga amniga labada dhinac iyo waxyaabihii ka dhaqan-galay heshiisyadii hore, hayeeshee warbaahinta qaranka oo baahisay wadahadalladan ayaa ka tegtay sawirrada madaxweyne Saciid Dani iyo wasiiradiisa, waxaana ay qaadatay oo kaliya sawirrada safka madaxweyne Qoor Qoor iyo mas’uuliyiintii ku wehlinayay shirkaasi.

    Arrintan ayaa dhalisay hadal hayn xoogan, waxaana ka falceliyay dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaaas oo si wayn u dhaleeceeyay warbaahinta dowladda Soomaaliya

    Cabdiraxiin Cismaan ayaa yiri “Dagaal shaanshiyeed war ninka sawwirkiisa maxaa u reebteen Qoor Qoorba waa soo saarteenee mise TV-ga Qqoorta walaalihiis aa leh?#8221;.

    Siidow Macallin Siidow oo caan ka ah baraha bulshada ayaa isna ku jawaabay “See camal Deni Soomaali ma ahan miyaa walee Tvga Qaranka waa wasaqeyseen?#8221;.

    Maxamuud Maxamed Diiriye ayaa isaguna su’aal ka keenay arrintan “Oo sawirka madaxwayne Deni maxa uga tagteen?#8221;.

    Tahliil Xuseen Axmed “Waxaani waa fadeexad tii ugu weynayd tv-ga qaranka wuxuu jarey sawirka Deni”.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.