Halkii Saac ee Subaxnimo dagaal qaraar oo soo bilowday ayaaa ilaa iminka ka socda Xadka Hiiraan iyo Galgaduud ee Bariga Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
Qasaare Badan oo Dhimasho iyo Dhaawac leh ayaa laga Soo Warinayaa Dagaalka.
Xaq udirirka Deegaanka ayaa Saaka Weerar Qorshaysan Ku Qaaday Xubno Katirsan Kooxda AS oo isku Uruursanayay Xadka Hiiraan iyo Galgaduud.
Wixii kusoo kordhaa Halkaan kala Soco.