Dadka dawarsada ama tuugsado ee ku nool magalada Beledweyne iyo gabi ahaan dhulka soomalia ma ahan kuwa gaajo keentay waa kuwa mashruuc loo keenay waxana keenay dad soomaliyeed
ayaga ayaa simi kaar u furay mobile u gaday haddane dhahay soo tuugsada wana mashruuc la rabo in dalka sidaan ku joogan haddane 10 ka sano ee socoto ayago oromo ah
ama xabashi ah ayaay degan ahaan xildhibaan yalaan doonan mana didi kartid wayo deganka waa kula joogan
cunuga yar ee 8 jirka ah beri 10 sano kadib waa 18 jir ka xoog badan siyaasada beenta ah waxaa ka daran mid deganka ama dalka oo faraha kasi baxeyso
Waxaa joogo kumanaan itoobiyaan ah dhulka somalia waxaa kale haddane waxay raban inay dhulka degan ahaan kulayeshan sababto ah waa qeyb ka mida siyaasada
Haddi kahore sidaan oo kale waa la sameyay lkn way ka fishilantay lkn mar labad ayaa iskuday la wada waxa wado waa somali walina kula degan ah