Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    MW Xasan Sheekh oo Madaxda Jabuuti & Kenya kala hadlay howlgallada ka dhanka ah AS

    September 9, 2025

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka Biyo xireenka Itoobiya

    September 9, 2025

    Soomaaliya oo u guuraysa Korontada laga dhaliyo Ilayska Cadceedda

    September 9, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Soomaaliya oo u guuraysa Korontada laga dhaliyo Ilayska Cadceedda

      September 9, 2025

      Soomaaliya oo garab istaag u muujisay Jaamacadda Carabta oo dhaleecayn kala kulantay Itoobiya

      September 9, 2025

      Saciid Deni oo Safar qarsoodi ah saaka ugu ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta

      September 9, 2025

      Puntland oo kahor timid go’aan kasoo baxay dowladda Federaalka

      September 9, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka Biyo xireenka Itoobiya

      September 9, 2025

      Soomaali guul weyn ka gaartay doorasho ka dhacday dalka Norwey

      September 9, 2025

      Xamaas oo si adag uga hadashay hadal kasoo yeeray Ra’isul Wasaaraha Israa’iil

      September 9, 2025

      Maamulka Mandheera oo cadeeyay in dowladda Kenya ay taageero u fidisay ciidanka Jubbaland

      August 31, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      MW Xasan Sheekh oo Madaxda Jabuuti & Kenya kala hadlay howlgallada ka dhanka ah AS

      September 9, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka Biyo xireenka Itoobiya

      September 9, 2025

      Soomaaliya oo u guuraysa Korontada laga dhaliyo Ilayska Cadceedda

      September 9, 2025

      Soomaaliya oo garab istaag u muujisay Jaamacadda Carabta oo dhaleecayn kala kulantay Itoobiya

      September 9, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » DAAWO:-Xildhibaano si kulul uga hadlay dil maanta loogu geystay degmada Bardaale Malaaq caan ahaa

    DAAWO:-Xildhibaano si kulul uga hadlay dil maanta loogu geystay degmada Bardaale Malaaq caan ahaa

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 6, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka fedaraalka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa si kulul uga hadlay weerar maanta lagu dilay Malaaq Manuur Yuusuf Maxamuud oo ahaa Malaaqa guud ee beesha Leysaan.

    Malaaq Manuur Yuusuf ayaa la sheegay in dilkiisa ay geysteen ciidamo ka tirsan kuwa amaanka maamulka Koonfur Galbeed oo ku sugan degmada Bardaale, kuwaas oo ku weeraray hoyga uu ka dagan yahay Malaaqa degmada Bardaale ee gobolka Baay.

    Xildhibaan Maxamed Abuukar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dilka Malaaqa uu ka dambeeyo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen.

    “Waxa maanta ka dhacay Bardaale waxay ahayeen arin aad u fool xun oo dhaqan Soomaali iyo dhaqan dowladeedba aheyn in Malaaq gurigiisa lagu weeraro oo hadana la dilo, waxaa weerarka geystay ciidamo ku heyb ah ninka sharci darada ku joogo labo sano Cabdicasiis Laftagareen oo beryahan dambaba maleeshiyaad uu sameystay ku dhibaateynay dadka reer Bardaale” ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Abuukar.

    Malaaqa maanta lagu dilay degmada Bardaale ayaa ka mid ahaa dhaqanka sida weyn looga yaqiinay degmadaas, waxaana laga cabsi qaba in dilkiisa ay ka dhalato xiisad dagaal.

    Degmada Bardaale waxaa maalmahii lasoo dhaafay ka taagna khilaaf ka dhashay dhinaca maamulka ah oo ka taagan degmadaas, kaas oo u dhaxeeya Masuuliyiinta maamulka degmada Bardaale ee gobolka Baay, waxaana dilkaan uu sii adkeyn doonta xal u helista khilaafkii taagnaa.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    MW Xasan Sheekh oo Madaxda Jabuuti & Kenya kala hadlay howlgallada ka dhanka ah AS

    September 9, 2025

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka Biyo xireenka Itoobiya

    September 9, 2025

    Soomaaliya oo u guuraysa Korontada laga dhaliyo Ilayska Cadceedda

    September 9, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    MW Xasan Sheekh oo Madaxda Jabuuti & Kenya kala hadlay howlgallada ka dhanka ah AS

    September 9, 2025

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka Biyo xireenka Itoobiya

    September 9, 2025

    Soomaaliya oo u guuraysa Korontada laga dhaliyo Ilayska Cadceedda

    September 9, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.