Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

    March 3, 2026

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

      March 3, 2026

      DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

      March 3, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

      March 3, 2026

      DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

      March 3, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo:- Xiisadda Somaliland oo dib usoo laba kacleysay – Maxaa cusub oo soo kordhay?

    Daawo:- Xiisadda Somaliland oo dib usoo laba kacleysay – Maxaa cusub oo soo kordhay?

    By radiohalgan.comJanuary 26, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxaa mar kale dib usoo cusboonaaday xiisadda doorashada ee Somaliland oo ay wlei isku hayaan xubnaha mucaaradka iyo sidoo kale xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, taas oo horay dib u dhaca uu ugu yimid.

    Musharraxa xisbiga mucaaradka ee Wadani, Cabdiraxmaan Cirro oo war cusub soo saaray ayaa sheegay inay dalbanayaan in la qabto doorashada, si aysan mar kale dib ugu dhicin.

    Cirro ayaa shaaca ka qaaday inay doonayaan doorasho nabad ah, si looga digtoonaado qalalaase horleh oo ay gashaa Somaliland, maadaama ay jiraan xaalado adag.

    Sidoo kale wuxuu weerar afka ah ku qaaday madaxweyne Muuse Biixi oo uu ku eedeeyay in uusan rabin doorashada, balse ay waajib tahay inay dhacdo.

    Annagu waxaan rabnaa doorasho nabad ah, tartan xalaal ah ayaan rabnaa xoog iyo xabad waxba ku dooni meyno ee aan u diyaar garowno doorashada, Muuse ha’iska rafto doorashada way dhaceysaa” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cirro,

    Waxaa kale oo uu soo hadal qaaday dhibaatooyinka ka jira Somaliland, isaga oo tilmaamay in deegaan kasta ay gaartay sida uu hadalka u dhigay.

    Deegaan aanu tegnay oo aan cabaneyn maan soo arag bari iyo galbeed” ayuu mar kale yiri musharraxa xisbiga mucaaradka ee Wadani.

    Cabdiraxmaan Cirro oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in haatan ay Somaliland u baahan tahay badbaado, isla markaana la ilaaliyo dhammaan xuduudaheeda.

    “Maanta deegaan qura laga hadli maayee Somaliland-baa u baahan badbaado xuduudkeena Tukaraq ayuu ahaa iminkana, waa Oog” ayuu sii raaciyay

    Sidoo kale wuxuu kusii daray “Waxa ugu weyn ee Somaliland ku badbaadeysaa waa shacabka oo midooba, lana iloobo waxyaalaha lagu soo dhex tuurayo”.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

    March 3, 2026

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

    March 3, 2026

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.