Gudomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow iyo Saraakiisha Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan Gudoomiyaha dagmada jalalaqsi nuur dheere ayaa kormeeray Saldhiga Booliska Degmada jalaqsi oo Bur Bur xoogan ka muuqdo.
Daawo:-Xabsiga Degmada Jalalaqsi oo ay ka baxsanayaan Dambiilayaasha ku xeran iyo Codsi loo diray Hirshabelle.