Iska Hor-imaad Kooban ayaa ka dhacay Xaafada Buunda weyn ee Magaalada Baladweyne kaasi oo udhaxeeyay Burcad Moobeelo ku dhacayay Xaafada iyo Dadka Deegaanka.
Allaha unaxariistee Waxaa Ku Geeriyooday Hooyo Lagu Magacaabo Leyla Xuseen oo haysatay Sadax Caruur ah.
Dadka Dagan Xaafada ayaa wali Baadi goobayo Kooxahii dhaca ka geeysanayay Sadaxdii Habeen ee ugu Dambeeyay Xaafadaasi.