Jowhar /29/May /2024/ Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle: Mudane Maxamed Bashiir Qaasim Daqare iyo Mas’uuliyeen katirsa Maamulka Dagmadda Jowhar:
Ayaa kurmeer kutagay kanaalka Xaan shooleey oo dhabaan lagu Sameeyay Dayactir balaaran: kanaal Kanaalkaan ayaa kabiiyo Cabo Beeraaleey aad ufarbadan:
Gudoomiyaha Dagmadda Jowhar ahna Duqa Magaalada Ayaa kahadlay Faa idad kanaalka