Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo:- Wasiir Kaahin: “Al-shabaab & DF Somalia ayaa iska kaashanaya burburinta Somaliland

    Daawo:- Wasiir Kaahin: “Al-shabaab & DF Somalia ayaa iska kaashanaya burburinta Somaliland

    By radiohalgan.comJanuary 11, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Somaliland ayaa sheegtay in Dowlada Somalia iyo Al Shabaab ay iska kaashanayaan burburinta Somaliland,  ayna qorsheynayaan iney weerar ku soo qaadaan

    Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa beeniyey hadal dowlada federaalku sheegtay oo ahaa in kaniisada Itoobiya ay imanayso Somaliland, taasi oo uu wasiirku ku sifeeyay qorshe la doonayo in dadka lagu kiciyo.

    Maxamed Kaahin Axmed oo ka jawaabayay diidmada ay dowlada Soomaaliya ka muujisay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya, ayaa sheegay in Soomaaliyaba ay heshiis la gashay Itoobiya.

    “Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo heshiis lasoo galay dalka Itoobiya, oo ula soo galay in ay iska kaashanayaan arrimaha badda iyo dhulkaba, heshiiskan oo qarsoodi ahaa, inaga heshiiska madaxweynuhu markuu madaarka kasoo dagay ayuu dadka uga waramay” ayuu yiri Wasiir Kaahin

    Wasiirka ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay dagaal kula jirto Somaliland iyo inay been abuur ka samaynayso heshiiska ay la gashay Itoobiya, isagoo sheegay inay is difaaci doonaan duulaan iyo daandaansi kasta oo lagu soo qaado.

    WasSoomaaliya ayaa ka soo horjeesatay isfahamka Somaliland iyo Itoobiya, iyada oo mudaharaadyo lagu diidan yahay ay maalintii labaad ka dhaceen magaalada Muqdisho.

    HOOS KA DAAWO HADALKA WASIIRKA

    https://www.facebook.com/wasaaradagudaha/videos/859142442561684/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.