Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo: War cusub oo kasoo kordhay dilkii Sheekh Xasan Diirshe iyo Saciid Tahliil

    Daawo: War cusub oo kasoo kordhay dilkii Sheekh Xasan Diirshe iyo Saciid Tahliil

    By radiohalgan.comMarch 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ehellada Marxuum Sheekh Xasan Diirshe oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa afar bilood kadib ka hadlay dilka marxuumka ee isaga iyo Saciid Tahliil Maxamed loogu gaystay magaalada Dhuusamareeb.

    Dilka loo gaystay labada marxuum ayaa salka ku hayay aano qabiil, waxaana si weyn uga xumaaday reer Dhuusamareeb, maadaama lagu dhex dilay caasimada Galmudug.

    Xuseen Diirshe Cadde oo la dhashay marxuumka ayaa sheegay in aan weli lasoo qaban eedeysanaha, isaga oo arrintaas ku tilmaamay xadgudub wayn, maadaama laga gaabiyay.

    β€œAfar bilood ka bacdi in xaaladdeena wax laga qaban waayo dhacdadii ka horreysay ama ka dambeysay la xalliyay waxay nagu tahay xadgudub aanan maleysan karin” ayuu yiri.

    Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in cabashadooda ay wax ka qaban weysay Galmudug, haatana ay usoo gudbinayaan dowladda dhexe, si wax uga qabato arrintaasi.

    β€œState-ka meesha ka jiro wax waa ka qaban waayay cabashadeena waxa ay hadda usoo gudubtay dowladda federaalka, Xasan Sheekh Maxamuud inuu cabashadeena tixgeliyo dhibka nagu dhacayna uu kasoo jawaabo” ayuu mar kale yiri marxuumka walaalkiis.

    Mid kamid wiilasha marxuum Sheekh Xasan Diirshe oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in eedeysanahaa uu dhex joogo magaalada, balse aan lasoo qaban, sida uu hadalka u dhigay.

    β€œQof dhib intaas la’eg noo gaystay, haddana magaaladii uu ku noolyahay ama uu u dhow yahay oo anan lasoo qaban xaqiiqdii waa arrin qalbiga xanuunjineyso” ayuu isna yiri.

    Ugu dambeyn waxaa shirkan jaraa’id ka hadashay Muna Diirshe oo iyadana kamid ah ehelllada, taas oo farriin culus u diryay madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

    β€œCaasimadii Dhuusamareeb ee aan gacmaheena ku dhisanay, maamulkii aan gacmaheenna ku dhisanay inuu maanta dhiigeyna waxba ka qaban waayo waxa khaldan iyo waxa jiro inuu soo dhex-galo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud” ayay iyaduna tiri Muna Diirshe.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.