Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

      March 3, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

      March 3, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo:- Taliye SHUB oo shaaca ka qaaday halis weyn oo ka taagan xabsiga dhexe Muqdisho

    Daawo:- Taliye SHUB oo shaaca ka qaaday halis weyn oo ka taagan xabsiga dhexe Muqdisho

    By radiohalgan.comFebruary 1, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaano (Shub) ayaa ka warbixiyay xaaladda xabsiga dhexe oo ay ku jiraan maxaabiis fara badan oo Soomaaliyeed.

    Taliye Shub oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xaalad adag ay ka jirto xabsiga, isla-markaana halis ku ah nolosha maxaabiista halkaasi ku xiran.

    Taliyaha ayaa sheegay in qaar kamid ah maxaabiista β€˜ay qabaan xanuunka HIV AIDS, kuwa kalena ay qabaan Tiibisho iyo Cagaarshow’ oo kamid ah cudurada faafa.

    β€œMeeshaan dad badan ayaa ku xiran oo Soomaaliyeed ninba waxbaa lagu keenay cid og malaha nin kasta waaran ayaa loo soo gooyay kadib xabsiga ayaa la keenay, haddii uu doono AIDS ayuu qabaa ama TB, iyo cagaarshow” ayuu yiri taliyaha Asluubta.

    Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dadka qaar la keeno, iyaga oo xanuunsan, kuwa kalena ay meesha kula dhacaan xanuunada, daryeel la’aan ka jirta aawgeed.

    β€œUmmadda waa isku dhex jirtaa ku isaga oo fiyow ayaa la keenay waxaa laga yaabaa in isaga oo meesha ku jira uu cudurka ka qaaday si loola socdo malaha” ayuu sii raaciyay.

    Waxaa kale oo uu farriin u diray dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda caafimaadka iyo hay’adaha dowladda, isaga oo ugu baaqay inay gurmad lasoo gaaraan xabsiga dhexe.

    β€œIsbitaallada ha noqdeen, hay’adaha dowladda ha noqdeen waxaan ka dooneynaa inay noo soo gurmadaan oo ay ka qayb qaataan samata bixinta maxaabiistia” ayuu mar kale yiri.

    Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa marar badan laga soo wariyay xaalado nololeed, waxaana xittaa ay gaartay baarlamaanka oo markii dambe guddi u xil-saaray xaaladda maxaabiista.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.