Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo: Somaliland oo xirtay wasiir shaaciyey qorshe sir ah oo la xiriira heshiiska badda

    Daawo: Somaliland oo xirtay wasiir shaaciyey qorshe sir ah oo la xiriira heshiiska badda

    By radiohalgan.comJanuary 14, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ciidamada Somaliland ayaa caawa xiray wasiirkii hore ee beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, kadib markii uu dhawaan si cad uga horyimid damaca Muuse Biixi uu Itoobiya ku siinayo qeyb ka mid ah badda Soomaaliya.

    Wasiirka caawa la xiray ayaa wareysi uu siiyey MM TV wuxuu ku soo qufay taariikh fog oo qarnigii hore ay sidaan oo kale Itoobiya u damacday inay dhacdo badda Soomaaliya, isagoo sheegay in qarnigii hore gumeystihii Talyaaniga uu Boqorkii Itoobiya weydiistay inuu ku wareejiyo badda Seylac.

    β€œDamaca Itoobiya ay badeena ku dooneyso waa qarniyo jirsaday, 136 sano ayaa ka soo wareegtay markii ay Talyaaniga weydiisanayeen badeena Seylac,” ayuu warkiisa ku bilaabay wasiir Seed.

    Wuxuu ka hadlay saxiixii badda ee Muuse Biixi wuxuuna yiri, β€œWaxaa Madaxweyne Muuse Biixi laga rebay inuu talada badsado oo aqoonyahanada isugu yeero, hadii talada la badiyo waxaa la ogaan lahaa in Itoobiya ay dooneyso bad ay xoog ku qaadaneyso, oo ay aaminsan tahay in dhul iyada ka maqan uu yahay.”

    Sidoo kale wasiir Seed wuxuu sheegay inuu helay waraaqado hore oo dhex maray Talyaaniga iyo Boqolkii Itoobiya hal qarni ka hor, kuwaas oo ay ku cadahay in Itoobiya ay aaminsan tahay in Seylac ay iyadu leedahay, balse Talyaanigii aysan u suurta gelin inuu ku wareejiyo

    Gobolka Awdal ee saldhigga loo saxiixay Itoobiya uu ku yaalo waxaa metela madaxweyne ku xigeenka Somaliland, waxaana muuqata in madaxweynuhu uusan talada waxaba ka siin, wasiirkii gaashaandhigga ee gobolkaas ka soo jeedana waakii is casilay oo banaanka ka istaagay arrintaan,” ayuu yiri Wasiirka caawa la xiray.

    Wuxuu sheegay in Abiy Axmed uusan soo hindisin damaca badda ee Itoobiya ay ka leedahay dalkaan, isla markaana uu yahay damac soo jireen ah, β€œwaxay qarni ka hor sheegeen Itoobiyaanku in badda Seylac ay ayagu leeyihiin, Cigaal oo reer Somaliland ahaa iyo odayaashii dhaqanka xiligaas oo dhul Itoobiya naga heysatay raadinayey ayaa loogu jawaabay, kan iska daays Seylac ayaa naga maqan,” ayuu yiri Axmed Muumin Seed.

    Ninkaan ayaa dadka Soomalaiyeed u cadeeyey in Itoobiya aysan dooneyn deked ay maalgashato ee badda ay dhaceyso, isagoo dadka uu ka soo jeedo ee degan gobolka Awdal ugu baaqay inay difaacdaan dhulkooda.

    Somaliland oo ka carootay hadalka Wasiir Hore Axmed Muumin Seed, ayaa caawa cabsiga dhigtay, waxaana soo xiray ciidamada amniga, horay masuuliyiin badan oo wasiirradii ganacsiga iyo gaashaandhigga ay ku jiraan ayaa isku casilay iyagoo diidan qorshaha Muuse Biixi uu ku saxiixay badda.

    Hoos ka daawo wareysiga lagu xiray Axmed Muumin Seed

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.