Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

    August 11, 2025

    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

    August 11, 2025

    DEG DEG: Dagaal culus ayaa ka socda degmada Deyniile,

    August 3, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Dagaal culus ayaa ka socda degmada Deyniile,

      August 3, 2025

      Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

      July 31, 2025

      C/wali Gaas oo Deni ugu baaqay inuusan shareysan Maamulka W/Bari

      July 31, 2025

      DEG DEG DHACDO NAXDIN LEH: Dhalinyaro is feerayay oo mid la dilay, midna la dhaawacay – Baladweyne

      July 31, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

      July 31, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      DEG DEG: Dagaal culus ayaa ka socda degmada Deyniile,

      August 3, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Daawo: Sheekh Cali Wajiis oo Itoobiya ku eedeyay inay ka shaqeynayso arrin halis ah

    Daawo: Sheekh Cali Wajiis oo Itoobiya ku eedeyay inay ka shaqeynayso arrin halis ah

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comSeptember 26, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah culimada Soomaaliyeed, sidoo kale ah la-taliyaha madaxweynaha ee arrimaha diinta ayaa si kulul uga hadlay xiisadda sii laba kacleyneysa ee u dhexeysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya.

    Cali Wajiis oo toos ugu jawaabay wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa sheegay in hadalkiisa uu muujinayo inay wada-shaqeeyaan iyaga iyo kooxda Al-Shabaab.

    “Hubka ay Masar kusoo daabushay Muqdisho wuxuu ku dambayn doonaa gacanta kooxaha argigixisada” ayuu dhowaan yiri Taye Astke Selassie oo ah wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya.

    Sheekha oo jawaab adag ka bixiyay hadalkan ayaa sheegay in Itoobiya iyo argagixisada ay iska war qabaan, ujeedkana uu yahay in la burburiyo qaranimada Soomaaliya.

    Shalay waa dhageysaneyseen wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya hubka dowladda Soomaaliya soo gadatay wuxuu yiri hubkaasi argagixisada ayuu aadayaa, halkaas waxaad ka gartaa in Itoobiya iyo argagixsada ay iska warqabaan” ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis.

    Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Itoobiya ay rabto in fasiraad qaldan ay ka bixiso hubka ay heshay dowladda dhexe, maadaama laga qaaday cunqabateyntii hubka.

    “Wuxuu rabaa in dowladda Soomaaliya meesha ka baxdo, argagaxisadana uu cayiliyo, kadibna dacaayad u sameeyo, si uu u maqashiiyo caalamka, taas micnaheedu waxaa weeye waa wada shaqeeyaan”. ayuu mar kale yiri Sheekh Cali Wajiis.

    Waxaa kale oo uu farriin u diray guud ahaan dadka Soomaaliyeed, wuxuuna ugu baaqay in difaaca dalka ay ku garab siiyaan dowladda federaalka, si loo soo xiro xuduudaha dalka.

     

    In dowladda Soomaaliya, gaar ahaan madaxweynaha lagu garab istaago dhammaan xuduudaha Soomaaliya lasoo xiro, qodobkaas waa qodob lagama maarmaan ah” ayuu raaciyay.

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

    August 11, 2025

    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

    August 11, 2025

    DEG DEG: Dagaal culus ayaa ka socda degmada Deyniile,

    August 3, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

    August 11, 2025

    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

    August 11, 2025

    DEG DEG: Dagaal culus ayaa ka socda degmada Deyniile,

    August 3, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.