DAAWO Safarka Nabada Iyo Midnimada iyo Soo dhaweyntii Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ee Beelweynta Yaaqub ciise Degmada Tardo Gobolka Hiiraan.
Safarka waxa ugaaska ku wehliyay Madaxwyne Ku-xigeenka Hirshabelle Mudane Yuusuf Ahmed Hagar iyo Masuliyiin kale.