Wafdi ka kooban Wasiiro Masuuliyiin Maamul iyo Saraakiisha Ciidamada Amaanka uuna Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabeelle Cabdi Daahir guure karoore ayaa gaaray degmada jalaqsi ee Gobolka Hiiraan.
Ujeedka socdaalka Wafdigaani ayaa ku Saley san si xal waaro Looga Gaaro Colaad Beeleeda ka Tagaan Degaanada ku dhow Xadka Labada Hiiraan iyo shabeelada dhexe.
Waxana wafdigan ku soo dhaweeyay Degmada jalaqsi Gudomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow oo Horay u si joogay jalaqsi iyo Gudomiyaha degmada jalaqsi Nuur dheere.
uga Danbeentii Odayaasha dhaqanka ee Degmada Jalalaqsi ee GHiiraan ayaa Xabad Joojinta iyo Ciidamada Beeldka la kala Qaado wadahadal iyo Walaalnimo lagu dhameeyo Colaada jirta.
Hoos ka daawo Muuqaalka