Close Menu
    What's Hot

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

      March 7, 2026

      DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

      March 7, 2026

      14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

      March 4, 2026

      Maxaa ka jira in Booliska Soomaaliya lacag kaash ah ku qabteen Axmed Hurre?

      March 4, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

      March 7, 2026

      DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

      March 7, 2026

      14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

      March 4, 2026

      Maxaa ka jira in Booliska Soomaaliya lacag kaash ah ku qabteen Axmed Hurre?

      March 4, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo: Odowaa oo runta u sheegay reer Somaliland, kadib heshiiskii Addis Ababa

    Daawo: Odowaa oo runta u sheegay reer Somaliland, kadib heshiiskii Addis Ababa

    By radiohalgan.comJanuary 6, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo kamid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay heshiiskii badda ee Somaliland iyo Itoobiya, kaas oo dhaliyay xiisad u dhexeysa Muqdisho iyo Addis Ababa.

    Xildhibaan Odowaa ayaa runta u sheegay reer Somaliland, wuxuuna sheegay in waligeed ay iyaga difaaci jireen baddaasii, maadaama ay iyaga ku nool yihiin dhulkaasi, haddana laga rabo inay ilaashadaan, haddii ay garab istaag u baahan yihiina la taageeri doono.

    β€œDadka deggan Somaliland dhulkaas iyaga waligood difaaci jiray annaga haddii aan nahay DFS ama dadka halkan deggan wax allaala waxa ay innooga baahan yihiin inaan la garab istaanaa la rabaa ma ogiye difaaca xuduudaha dhulkaas inta ay nolosha soo jirtay iyaga ayaa ku noolaa, difaacooda iyagaa lahaa” ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa.

    Sidoo kale waxa uu soo hadal qaaday arrinta aqoonsiga ee badda looga beddashay Somaliland, taas oo uu tilmaamay in aysan ahayn arrin suuragl ah.

    β€œReer Somaliland dhulkooda iyagaa iska leh, haddii ay aqoonsi helaayaan haddii ay heleynina sideedaba kuma jiro wax la yiraahdo qayb kamid ah dhulka isii aan ku aqoonsadee” ayuu mar kale yiri xildhibaanka oo la hadlayay Wariyeyaasha Muqdisho.

    Odawaa oo oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri β€œArrintaas waxaan is leeyahay runtii Muuse wuu ku fududaaday, laakiin dadka reer Somaliland dad xigmad badan oo caqli badanaa ku ognahay deegaankaasna iyagaa uga dambeynaa oo aan rabnaa inaan ka dhageysano”

    Waxaa kale uu hoosta ka xariiqay in damaca Itoobiya ee ku aadan dhulka Soomaaliya uu walgiisa soo jiray, balse loo baahan yahay in laga hortego.

    Ugu dambeyn wuxuu Itoobiya xasuusiyay daris wanaagga iyo inay ilaaliso xeerarka caalamiga ah, gaar ahaan heshiiskii Midowga Afrika iyo kan Qaramada Midoobay.

    β€œWaxaan ka war haynaa damacii Itoobiya ma dhamaanin boqolaal sano ayuu soo jiray, waxaan codsan lahayn dowladda Itoobiya heshiiskii African Union, Qm iyo adduunka la’iskula aqoonsaday iyo xuduudaha inay ixtiraamto” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

    HOODS ka Daawo

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.