Daawo:- Nabadoonada iyo Odayaasha dhaqanka beesha Xawaadlle oo warbaahinta kula hadlay degmada Maxaas ayaa dowladda dhexe ka dalbaday in 24-saac gudahood
dowladda Calaadda ku mariso dadkii ka dambeeyay xasuuq ciidamada Qaranka ka tirsan kana soojeeda gobolka Hiiraan loogu geestay degmada Ceel-baraf.
Hoos ka Daawo Muuqaal